Subscribe by RSS
Kulmis Media » Heesaha » heesocusub » Xaawo Kiin - Dhoof Jaceyl

Xaawo Kiin - Dhoof Jaceyl

//
19 September 2011
//
//
Cat: Heesaha » heesocusub | Views:17406 | 19.09.11
Xaawo Kiin - Dhoof Jaceyl
  • Year: 2011
  • By: Xaawo Kiin
  • Views: 17406
  • Release: 2011
  • Cat:Heesaha » heesocusub
  • Rating:
  • Votes:53



Xaawo Kiin - Dhoof Jaceyl

Comments on Xaawo Kiin - Dhoof Jaceyl (9)

maxamed dhagaxbuur 23 October 2011 04:15
waah waah xaawo aad iyo aad ayaad u codmacantahay ee halkaas ka sii wad shacabka dowlada deeganka somalidu
fananata u dhalatahay ayaad ka mid tahay kuwooda ugu codka macaan ogaadenia waa hoga suuganta fananauinta codka macaan sida shankroon, cadar axmed, nimcodareen,guulled xamed,nimco jibaax, canab indho deero, cabdibadil, jaango waa fanaanita qaranka dowladda ogadenia

ahmed hussien kabadhe 24 October 2011 03:22
waa hees aad u macaan badan xaawo kiin waxaad tahay markii qiimo qiyaas ku cabiran aan ku saarey inaad tahay qof ka qeeyb qaadan karta bulshada inteeda kale wax kastoo aad tahay waxa ay ka muuqaataa farxada wajigaga maasha allaah walaalo waa balan in aan kuu dhiibo xeeso aad ku gaadhi doonto himilada aad leedahay aad ayaan kuu salaamayaa walaalo qaali

ibraahin 30 October 2011 04:11
wwwwwwwwwww wan kugu racsaanahay fanka baalse waxad i sheegta inad ka hesho rer somaliland inay ku tage raan fad lan iso jawab

halimo 13 November 2011 05:20
xaawo waa ku salamay mashaa alaa mashaa alah waa ku farax sanahay fankaga

adar 1 December 2011 13:39
wowww waan ka helaay heestaan macaan weey igu socotaa xawo kiin noloow waligaaa love macaan nice,,, waxaan dhoorayaaa wali dhagtan ayaa sugeeysaa telfoonka soo dhacayo woww cood macaan thanks

ahmeddeeq xasen 7 December 2011 06:48
waxaan ahay wiil ka sheeqeeya tv madaxbanaan bulsho tv hargeisa waxaan aad uu tageeray kulmis media wana jec;ahay heesaha somalida

nacas shan 16 December 2011 08:34
ido't like this mediya fuck off kulmis

Yusuf A. Osman 5 March 2012 22:34
wowowo nice song wan kahelay xaawo kiin


waa hees cajebadan oo nafta so jidatay

nimco ibaraahin 21 November 2012 03:20
waay igu socotaa waayo waxaad moodaa in ay aniga si toos ah ee sanayniso heedtan waayo gacaliyahaga ayaa igaga maqan ogadenia ana usa ayaan jooga aloow iskana keen waxaan xusuustaa markiin aan soobaaaya ee aan addis ababa kabaaxayay in ilmo kutagnayd oh my love iwil coming in ogadenia spc dhagaxbur oh my god.

agah agah naa nimco ibraahin ,aad walatay huuno macaney naa markan ethoipia ama ogadenia joogaynay maddan jeclayn heesaha iyo musiga ee ma eega lagu saaqay naa anagigaa iswedan waan ku cajisay ee bal adis iyo ogadenia aan ku noqono huuno macaey waxaa la iihayaa dhagaxbuur iyo qabri dahare iyo goday gacalo huuno aad ayaan uuga helay dhulkeenii ogadenia

Your Name:
Your E-Mail:
Question:
What is the other name of the Somali capital. Mgaca kale ee casimada Somalia Sheeg
Jawaab:*